Kooxaha Juventus iyo AC Milan oo ku tartamayaan laacib ka dheela talyaaniga.

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo  sheegaya  inay saxiixa laacib ka ciyaara dalka Talyaaniga kula tartamaysa Juventus iyo AC Milan.

Kooxaha Juventus iyo AC Milan ayaa si la mid ah Manchester City aad u doonaya saxiixa lacibkan khadka dhexe ee Manuel Locatelli.

Wargeyska Daily Mail ayaa warinaya in Manchester City ay bartilmaameedkeeda ugu sarreeya ka dhigatay laacibka khadka dhexe ee Sassuolo, Manuel Locatelli.

23-sano jirkaan ayaa noqday mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee ugu sarreeya horyaalka Serie A, Juventus iyo kooxdiisii hore ee AC Milan ayaana sidoo kale xiiseynaya inay u dhaqaaqaan soo xero-gelintiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *