Madaxweyne Uhuru kenyatta oo ka hadlay Dasturka Dalka

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta aya sheegay in lajoogo xiligii wax laga badali laha Dastuurka dalka.

Madaxweynaha aya sheegay in loo baahan yahay in dib uu dayac tir lagu sameeyo dastuurka dalka Sii loo haagaajiyo waxyaabihi la hilmaamay 2010-ki.

Madaxweynaha aya maanta hadalkan ka sheegay aqalka Madaxtooyada ee dalka oo ay ka dhaceysay xaflada Madaraka day oo uu sido kale kaso qayb galay madaxweyne kuxugenka dalka Willaim Ruto.

Madaxweynaha aya sheegay inĀ  tan iyo 1960-kii uu dalkani soo yeshay dastuur kal duwan isla markana loo bahan yahay in dasturka uu la jaan qaado xaalada marka taagan.

Wax ka badalka dastuurka aya waxaa lagu wada in lagu soo daro warbixinta BBI-da.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *