Madaxweyne Uhuru kenyatta oo ka hadlay waxbarashada Dalka

Madaxweynaha dalka uhuru Kenyatta aya maanta wasaarada waxbarashada ugu baaqay in ay dardar galiso wada tashi kusaabsan qaabkii skoolada sii tartiib tartiib ah diib loogu furi laha.

Madaxweynaha oo maanta ka hadlayay Xuuska Maalinta Madaraka day aya sido kale Wasiirka Caafimaadka iyo dhigiisa Arrimaha Guddaha ugu baqay in ay hoogaamiyasha diimaha kala hadlaan qaabkii goobaha lagu ciibadeysto dib loogu furi laha iyaada oo bad qabka  dadka la dhowraya.

Madaxweynaha aya sheegay in cudurka corona uu yahayMid tarikh Mugdi ah ku reebay dalka waxaa  uuna dhanka kale  sheegay in kenya ay ka guuleysan doonto  cudurkan.

Madaxweynaha aya dhanka kale sheegay in xukuumadiisa ay ka go’an tahay in ay wax ka qabato dhaqalaha sii xuumaanayo ee dalka isaga oo balan qaaday in 2 bilyan oo shilin lasiin doono waaxda Dalxiiska oo uu cudurka aad uu sameyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *