Jurgen Klopp oo soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Leicester City .

Macallinka   Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga hor tagi doono Leicester City kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Klopp iyo kooxdiisa ayaa Caawa Anfield ku marti galin doonta kooxda Leicester City kulan ka tirsan todobaadkii 9-aad ee Premier League.

Waxa Liiska ka soo muuqday xiddiga Fabinho kaas oo kaas oo war fiican u ah kooxda Liverpool marka loo eego in ay dhaawacyo dhaawac ah ku dhibaatoonayaan.

Goolhayayaasha: Alisson, Adrián

Daafaca: Andrew Robertson, Joel Matip, Nathaniel Phillips, Neco Williams, Kostas Tsimikas

Khadka Dhexe: Fabinho, Georginio Wijnaldum, James Milner, Naby Keita, Curtis Jones, Takumi Minamino

Weerarka: Roberto Firmino, Sadio Mane, Diogo Jota, Xherdan Shaqiri, Divock Origi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *