Dowladda oo ka hadashay ayaxa ee dalka ku soo duulay .

Dowladda dhexe ee dalka ayaa  sheegtay in ay diyaarisay tallaabooyin adag oo lagu yareynayo khasaaraha ka dhasha wareega labaad ee ayaxa gudaha ee dalka .

Wasirka wasaaradda beeraha ee dalka  Peter Munya oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in khubarada ay ka  digayaan in ayaxa uu mar kale ku habsan doono degmooyinka kala duwan ee dalka inta u dhexeysa hadda ilaa iyo Maarso 2021.

Tan ayaa ku soo begmeysa iyadoo xubnaha shacabka ee sab countiga Voi  gudaha ismaamulka Taita Taveta  ay  sheegeen in ay ayaxa badan ay ku arkeen beerahooda .

Wasirka wasaaradda beeraha ee dalka  Peter Munya  ayaa carabka ku dhuftay in dowladda  ay guddi gaar ah uu dirtay countiyada Tana river iyo Taita Taveta si ay uu soo indha indheeyaan  xaaladaha  halkaasi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *