DHAGEYSO: Dubat Camey oo afka Furtay .

Waxgaradka iyo odayaasha ku dhaqan Ismaamulka Garissa ee gobolka waqooyiga bari ee dalka ayaa taageero u muujiyay warbixinta BBI-da ee dhowaan la soo saaray iyaga oo dhanka kale taageero u muujiyay dadaalada lagu mideynayo Kenyaanka oo uu wado madaxweynaha qaranka Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga.

Dubat Cali Camey oo ka tirsan waxgaradka Ismaamulka Garissa oo la hadlay warbaahinta iftin ayaa dhaliilay siyaasiyiinta danaha gaarka leh ee ka soo horjeeda warbixinta BBI waxaana uu ku booriyay in ay ixtiraamaan Madaxweynaha .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *